Daawo Muuqalka”Khudbadii Madaxweyne Biixi U Jeediyey Agaasimayaasha Dalka Oo Shir U Furmay
December 26, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa uu maanta khudbad dhinacyo badan taabaneysa u jeediyey agaasimayaasha dalka oo maanta uu shir uga furmay magaalada Hargeysa
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com