Guuguulaha Geeska : “ Wasiir Guribarwaaqo Waxaan Leeyahay Orod Buugaaga Ka Hadal Kaas Ayaa Difaac Kaaga Baahane ..”
December 26, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guuguulaha Geeska ayaa waxaa uu ka Hadley cashuuraha ay wasaarada warfaafintu ku soo rogtay warbaahinta madaxa banaan waxaana uu wasiir Guribarwaaqo ku sifeeyey Wasiir sanadkan loo soo diray Xukuumadan Muuse Biixi oo sadqeynaya
