Daawo Muuqalka”Madaxweynihii Hore Ee Putland Cabdiraxmaan Faroole Oo Ka Hadley Doorashooyinka Puntland
December 27, 2018 - Written by Berbera Today
Garoowe(Berberatoday.com)-Cabdiraxmaan Faroole madaxweynihii hore ee Puntland oo maanta dib ugu soo noqdey magaalada Garoowe ayaa waxaa uu ka Hadley doorashooyinka ku soo socda maamulka Puntland