Daawo Muuqalka”Madaxweyne Trump Oo Booqasho Aan La Sii Shaacin Ugu Tagay Ciidamada Mareykanka Ee Ciraaq Ku Sugan
December 27, 2018 - Written by Berbera Today
Ciraaq(Berberar)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo haweeneyda koobaad Melania Trump ayaa booqasho aanan la shaacin waxa ay ugu tageen ciidammada Mareykanka ee ku sugan waddanka Ciraaq.
Waxa ay halkaas u safrene “xilli dambe habeenkii loo dabaaldegaayay Kirismas-ka” si ay ciidammada uga mahadceliyaan “adeegooda, guushooda iyo sida ay naftooda u hurayaan”, Aqalka Cad ayaa sidaasi sheegay.