berberatoday.com
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Masuuliyiin Cusub Usoo Magacaabay Gobolka Saaxil Iyo Xaaji cabdi Jaamac Aadan Oo Kamida
December 27, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali waraabe ayaa masuuliyiin cusub oo Gobolka saaxil Iyo Degmada Berbera ka hawl gali doona usoo magacaabay kuwaas uu kamid yahay Xaaji cabdiraxmaan Jaamac Aadan(Cabdi Buur)oo kamid ahaan jiray Kaabaynaradii Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Saaxil Labadii doorasho ee ay kuaoo kala baxeen Madaxweyne Axmed Siilanyo Iyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi;

Xaaji Cabdiraxmaan Jaamac Aadan(cabdi Buur)ayaa loo magacaabay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Saaxil isaga oo bedeli doona gudoomiyihii hore ee Xisbigaas Ujoogay Gobolka Saaxil Kahadar Jaamac Aadan(Kahad Jawaqsi)oo xil kale looa magacaabay Xisbigaasi Ucid.

Waxa kaloo uu magacaabay Gudoomiye Faysal Cali waraabe gudoomiye Kuxigeenka Gobolka saaxil ee Xisbigaas oo loo magacaabay Cabdikariin Madar oo kamida aha dhalinyarada firfircoon ee Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Saaxil Halka Xoghayaha xisbigaas ee Gobolka Saaxilna Loo magacaabay Maxamed Diiriye Riig oo isna kamid ahaa dhalinyarada Xisbiga Kulmiye la soo shaqeeyay.

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Degmada Berbera ayaa isna loo magacaabay Jimcaale Maxamed Rooble.

Halkan Hoose Ka akhri waraaqada Magacaabista Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Iyo Degmada Berbera

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews