Maamulka Putland Oo Degaanadeeda Ka Mabnuucday Cidkasta Oo Maamuka Muqdisho Katirsan Iyo Sababta Iyo Sababta
December 29, 2018 - Written by admin
Garowe(Berberatoday.com)-Puntland Waxaa ay mamnuucday inta doorsshadu dhacayso in ay Puntland shaqaalaha dowlada Federalka sida Wasiirada ,Agaasimayaasha ,Saraakiisha ciidanka iyo howlneeda Madaxtooyada Soomaaliya.
In Puntland la soo galin Karin lacag kaash ah Garoomada diyaaradaha iyo baraha kantaroolada ee kaga soo galo Puntland lacag kasta oo sharci daro ku soo gasha Puntland waa lala wareegayaa .
Diyaaradaha imaanaya Puntland ayaa lagu amray in soo gudbiyaan liiska dadka ay sidaan inta aysan Muqdisho ka soo duulin
