Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya Oo Maanta Bil Kadib Kulan Xasaasi Ah Maanta Yeelan Doona
December 29, 2018 - Written by admin
Moqdisho(Berberatoday.com)-Xildhibaanada Golaha Shacabka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay Kulan Ku yeeshaan xaruntooda golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho.
Ajandaha kulanka ayaa ah aqrinta iyo Ka doodista Miisaaniyadda Dowlada 2019 taas oo xukuumada Federaalka ay maanta horgeyn doonto golaha shacabka.