Daawo Muuqalka”Dab Khasaare Ba,an Gaystay oo Ka Kacay Guri Ku Yaala Magaalada Ceerigaabo
December 29, 2018 - Written by admin
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Dab xoogan oo gaystay khaasare ba,an oo hantiyeed ayaa maanta ka kacay guri ku yaala xaafadii hore ee Saylada ee Magaalada Ceerigaabo. Dhinaca kale Dabkan ayaa waxaa sababay soodh ka dhashay guriga dhexdiisa, waxaana daminta dabkaasi ka qayb qaatay Booyado ay leeyihiin dad shacab ahi iyo dadka ku hareeraysan gurigaasi, Iyadoo ay shacabka ku dhaqan Xaafadaasi ay sheegeen in aanay Xukuumadu soo gaadhsiin wax dab-demis ah.