Xukuumada Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Shaacisay Sababta Ay Dalka Uga Ogalaan Weyday Inay Idaacado Ka Shaqeyaan
December 29, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guribarwaaqo ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu sharaxaad ka bixiyey sababta ay xukuumadu u ogolaan weyday in dalka ay ka shaqeyaan Idaacado madax banaan