berberatoday.com
Madaxweynihii Dalka Sudan Omar Hassan Albashiir Oo Iscasilay Iyo Sababta
December 29, 2018 - Written by admin

Khartoum(Berberatoday.com)-Madaxweynihii Dalka Sudan omar Hassan Albashiir ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay Xilkii Madaxweynenimo ee Dalkaas kadib mudo todobaadyo ah oo ay dalkaas ka socdeen mudaharaado lagaga soo horjeedo xukunkiisa mudada dheer uu dalkaas ku soo hogaaminaayay.

Waxaana Madaxweyne inuu noqdo loo dhaariyay Madaxweyne Kuxigeenkiisii oo lagu magacaabo Bakri Hassan Salah.

Madaxweyne Albashiir ayaa dalka Sudan Hogaaminaayay 29 Sanadood isaga oo xilka Madaxweynenimada afgami ku qabsaday sanadkii 1989kii

Waxaana Warkan Baahisay oo aanu ka soo xiganay shabakada African Voice

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews