Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Somaliland Oo Iminka Iscasilay
December 30, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa iminka si rasmi ah u shaaciyey in uu xilkii iska casilay gudoomiyihii rugta ganacsiga Somaliland Maxamed Shugri .
Gudoomiyuhu waxuu sheegay in uu xilkaas iskaga casilay sababo isaga u gaar ah
Berberatoday.com