Daawo Muuqalka”Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Somaliland Maxamed Shugri OO Faahfaahin Ka Bixiyay Sabatuu Isaga Casilay Xilkii Uu Hayay
December 30, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyihii Rugta ganacsiga Somaliland Md Maxamed Shugri ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in uu xilkii iska casilay sababo isaga u gaar ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com