Daawo Muuqalka”Musharax Ka Soo Jeeda Gobalka Sool Oo Isku Soo Taagay Xilka Madaxweynaha Puntland
December 30, 2018 - Written by admin
Garoowe(Berberatoday.com)-Musharax Cali Ciise Cabdi Oo ka soo jeeda deeganka Gobalka Sool ayaa waxaa uu maanta ku dhawaaqey in uu u sharaxan yahay xilka madaxweynaha maamulka Puntland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com