Daawo Muuqalka”Buurmadow Oo War Cusub Ka Soo Saarey Coladii Ceel Afweyn
December 30, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Boqor Buurmadow ayaa waxaa uu ka Hadley coladoo Afweyn ee dhawaan la soo xidhay waxaana uu sheegay in nabadii ay meel fiican mareyso