berberatoday.com
Al Shabaab Oo Faafisay Magaca Iyo Qabiilka Ninkii Dhawaan Isku Qarxiyay Tiyaatarka Muqdisho
December 31, 2018 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Kooxda Al Shabaab ee Soomaaliya ayaa faafisay magaca ninkii isku qarxiyay dhowaan afaafka madaxtooyada Soomaaliya, gaar ahaan iridka Tiyaatarka Qaranka, halkaas oo dad 40 ruux ku dhow ay ku dhinteen.

Idaacada Al-Andulus ee ku hadasha afka Al Shabaab ayaa faafisay wareysi laga qaaday ninkii waday gaarigii isku qarxiyay albaabka Tiyaatarka.

Ninkaan waxaa lagu magacaabi jiray Jamaal Jeylaani Nuur Cadow, waxaa uu ahaa 23 jir waxaana uu ku dhashay Muqdisho. Sida uu sheegay waxaa uu ka dhashay beesha Murusade gaar ahaan jufada Habar Ceyno.

Ninkaan oo Al Shabaab dhexdooda looga aqoon jiray Cabdulxaq wuxuu sheegay inuu ku daynaayo dad badan oo amiiradiisa ah oo horey isku qarxiyay.

Wuxuu ku biiray Al Shabaab 2008, laakiin waxaa uu waaxda isqarxinta ka tirsanaa labadii sano ee lasoo dhaafay, sida uu isagu sheegay.

Sida wareysigiisa ka muuqatay aabihii wuu dhintay, laakiin wuxuu hooyadiis ku yiri “Samir oo isoo duceey markii aad maqasho geerideyda”.

Al Shabaab ayaa inta badan qaraxyada u isticmaala dhalinyarada, waxaana Qaraxii ugu dambeeyay ku dhintay dad badan oo aan waxba galabsan

 

 

Sources Guuxa.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews