Daawo Muuqalka”Wasiir Koore Oo Hanjabaad Hawda U Mariyey General Morgan
January 1, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Biyaha Somaliland Saleeban Yuusuf Cali Koore ayaa waxaa uu hadalo hanjabaad u muuqda uu hawda u mariyey Gen Morgan oo u taagan xilka musharaxa madaxweyne ee mamulka Puntland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/YP1rwtJzRd4
Berberatoday.com