Dawlada Sacuudiga Oo Xukun Cusub Ku Riday Shan Ka Mid Ah Raga Loo Haysto Dilkii Khashoggi
January 4, 2019 - Written by Berbera Today
Jiddah(Berberatoday.com)-Sida ay ku warramayso warbaahinta Sacuudigu maxkamadaynta 11 qof oo loo haysto dilkii Wariyihii Sacuudiga ahaa ee Jamal Khashoggi, ayaa ka bilaabatay magaalada Riyadh, ee Caasimadda Sacuudiga.
Dacwad oogeyaasha ayaa codsaday in la toogto Shan qof oo kamid ah eedaysaneyaasha.