Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Cusub Ee Baarlamaan Puntland Oo Iminka Hadley
January 4, 2019 - Written by Berbera Today
Garoowe(Berberatoday.com)-Gudoomiyah cusub ee Baarlaamka Puntland Maanta loo doortey Md Cabdikaxiim Dhoobo ayaa waxaa uu ka Hadley xilka maanta loo doortey isaga oo eebe ka baryey in uu xilkaas u fudeydiyo