Shilalka Gaadiidka Ee Somaliland Ka Dhaca Oo Soo Badanaya”Daawo Warbixin Laga Sameeyay
January 4, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysay(Berberatoday.com)-Waxaa mudooyinkii ugu danbeeyay dalka Somaliland ku soo badanaya Shilalka gaadiidka. Waxaa ugu dambaysay maanta oo uu gaadhi nooca loo yaqaan laankaruusarka uu ku dhacay xaafada Ibraahim Koodbuur ee magaalada Hargeysa.
Berberatoday.com