Daawo Muuqalka”Maxamed Cabdi Gurxan Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Maaliyada Oo Xilkii La Wareegay
January 5, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha cusub ee wasaarada maaliyada Somaliland Md Maxamed Cabdi Gurxan ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah ula wareegay xilkii wasaarada maaliyada oo uu dhawaan u magacaabey madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com