Daawo Muuqalka”Ciidanka Booliska Somaliland Oo Iminka U Hanjabey Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax
January 5, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliska Somaliland ayaa waxaa ay si kulul ugu jawaabeen hadal xalay ka soo yeedhay Abwaan Laabsaalax iyaga oo digniin u diray isla markaana u cadeeyey in laga rabo cadeymaha eedeymihii uu xalay jeediyey
Sidoo kale Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska oo warbaahinta la Hadley ayaa sheegay in ciidanka Boolisku ay xalay soo qabteen 9 Kiilo oo xashiishad ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/TUkavf9DgK0?t=8