War Deg Deg Ah”Xoghayaha Difaaca Ingiriiska Oo Safar Aan La Sii Shaacin Hargeysa Ku Yimid+Muuqaal Iyo Sawiro
January 6, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland waxaa maanta safar aan la sii shaacin ku yimid xoghayaha difaacada dawalda UK Mr Gavin Williamson waxaana madaarka diyaradaha ee Hargeysa ku soo dhaweeyey Wasiirka gaashandhiga Somaliland iyo taliyaha ciidanka qaranka.
Wasiirka ayaa sheegay in ay ka xukuumad ahaan si weyn u soo dhawaynayaan Xoghayaha Difaaca Dawlada Ingriiska oo si weyn ay wada shaqayn weyn leeyihiin kaasi oo tilmaamay in ay Somaliland danaynayso cid kasta oo wada shaqayn la rabta in ay soo dhawaynayso waxaana hadaladisa ka mid ah