Daawo Muuqalka”Golaha Guurtida Somaliland Oo Fadhi Aan Cadi Aheyn La Iskugu Yeedhay
January 10, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com0-Shir gudoonka golaha Guurtida Somaliland ayaa waxaa ay xildhibaanada golaha guurtida iskugu yeedheen fadhi aan caadi aheyn maalinta Sabti-da .
Xoghayaha golaha guurtida oo warbaahinta la Hadley ayaa sheegay in sababta fadhiga guurtida la iskugu yeedhay ay tahay kadib markii golaha Guurtida ay warqad ka soo gaadhay madaxweyne Muuse Biixi