”Faysal Cali Waraabe Waa Jir Jiroole Laba Wajiile Ah.. ” Siyaasi Cali Cantar Oo Katirsan Xisbiga Waddani”Daawo Muuqal
January 11, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Cantar ayaa waxaa uu eedeymo culus u jeediyey gudoomiyaha xisbiga UCID isaga oo ku sifeeyey qof aan laheyn mabda,a loogu soo hagaago
Sidoo kale Cali Cantar waxaa uu si adag uga jawaabey war saxaafadeed ay wada jir maanta u soo saareen xisbiyada UCID iyo Kulmiye
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan