Daawo Muuqalka”Ramaax Cali Hayste Oo Ka Hadley Sababihii Xilka Looga Qaadey Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga UCID
January 15, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga UCID Maxamuud Saleebaan Cali Ramaax ayaa waxaa uu ka Hadley sababihii uu xilka uga qaadey xisbiga UCID , gudoomiye ku xigeenkii xisbigaasi
Ramaax ayaa sheegay in Gudoomiye Buuni uu sirihii xisbiga UCID uu faah faahiyey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/bonTIMHHPSw
Berberatoday.com