Nin Magaciisu Yahay Dhako Bawdo Jilib Boqon Oo Magaciisu Fajac Iyo Amakaag Ku Noqday Bulshada Uu Lacagta Zaadkiisa Uga Diro Iyo Faahfaahin Uu Ka Bixiyay Sababta Uu Afartan Magac Ula Baxay”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
January 16, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhako Bawdo Jilib Boqon oo ah nin dhawaantan aad loo hadal-hayey afartan magac oo ugu qoran Zaadka Taleefanka, ayey Somnewstv u suuragashay inuu wax ka weydiiyo sababta afartan magac ee taleefankiisa zaadka ugu qoran loogu bixiyey, iyaga oo dadka qaar ku tilmaameen qof jin ah, halka qaar kalena ay ku tilmaameen qof argaggixiso ama sirdoon ku shaqo leh oo magaciisa qarinaya.