Xisbiyada UCID Iyo Waddani Oo Iminka Galay Xarunta Baarlamaan Somaliland
   January 16, 2019 - Written by admin
       
       
   
    
Hargeysa(Berberatoday.com)-Labada xisbi mucaarid ee Somaliland UCID iyo WADDANI ayaa galey xarunta baarlamaanka Somaliland taas oo ay wararku sheegayaan in ay  u yeedheen gudidii loo xilsaaarey inay soo naaqishaan muda kordhinta loo sameynayo golaha wakiiladda.