berberatoday.com
Dawlada Itoobiya Oo Xabsiga Dhigtey Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon Iyo Sababta
January 18, 2019 - Written by admin

Gaashaamo(Berberatoday.com)-Ciidamada Liyuu Booliska ee dawlad deegaanka soomaalida Itoobiya ayaa goor dhawayd xidhay Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon.

 

Sida ay sheegayaan warar laga helayo magaalada Jigjiga, ciidamada liyuu booliska ayaa deegaanka Gaashaamo ka soo qabtay wariye Coldoon iyo hawl wadeeno kale oo la shaqaynayey.

Xadhiga wariye Coldoon ayey wararka hordhaca ahi sheegayaan inuu sababay barnaamij uu waday oo ku saabsan tacadiyadii ay ciidamada liyuu booliska gaysan jireen cahdigii Cabdi Iley.

Ilaa hada ma jiro wax war ah oo ay dawlada  soomaalidu Itoobiya ka soo saareen xadhiga wariye Coldoon iyo hawl wadeenadii la shaqaynayey.

 

 

Xigasho Ilaysnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews