“Xuuto Muxuu Ka Hadlayaa! Dalku Sharci Buu Leeyahay, Cidda Sharciga Ku Xadgudubtay Ma Bilayskaa Mise Waa Cali Seenyo”?Cali Guray,
January 20, 2019 - Written by admin
“Ina Fadal Waa U Caado Ee Ceeb Kuma Aha Inuu Sharciga Ka Hiilayo, Sharci Darradana U Hiiliyo”Siyaasi Cali Guray.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbi Xaakimka KULMIYE ayaa si adag uga hadlay xadhiga xukuumadu kula kacayso shacabka iyo habdhanka ciidanka booliska oo uu eedo culus ujeediyay taliye fadal.
Sidoo kale siyaasi cali guray ayaa jawaab kulul a bixiyay hadalka gudoomiyaha solja oo isagu dhaliilay cali seenyo oo Cabasho ka muujiyay fal ay ciidamada boolisku kula kaceen