Aafad Jaadka Oo Aan Kasoo Dagin Garoonka Diyaaradaha Ee Garowe Ilaa Intii La Doortay Madaxweynaha Cusub Ee Putland Iyo Sababta
January 20, 2019 - Written by admin
Garowe(Berberatoday.com)-Puntland, tan iyo Doorashadii Hogaanka cusub kama soo dagin Wax Qaad ah. Arintan ayaa timid kadib markii Madaxweynaha cusub Siciid Deni 13kii Bishan uu joojiyey Cashuur Dhaaf iyo Cashuur Dhimis loosameyn jirey Hay’adaha Madaxa Banaan, kuwa Gaarka ah iyo Ganacsatada qaar.
Ganacsatada Qaadka oo iyagu Ku sugan Magaalada Garoowe ayaa lasheegey in ay kulamo aan miro dhalin laqaateen Madaxweynaha cusub.