berberatoday.com
Koox Kubada Cagta Dalka Ingiriiska Ah Oo Garoonkeeda Qeyb Ka Siisay Dad Darbi-jiif Ah
January 20, 2019 - Written by admin

London(Berberatoday.com)-Iyadoo la saadaalinayo in dhawaan uu qabow daran ka dhici doono Britain, ayaa kooxda Crystal Palace waxa ay hadda bilowday in ilaa 10 qof oo darbi-jiif ah ay ku hoydaan garoonkeeda.

Dadkaasi ayaa sidoo kale heli doona cunno iyo meelo ay isku nadiifiyaan sida uu sheegay golaha deegaanka Croydon oo kooxda ka caawiyay arinkan.

Sideed qof oo darbi jiif ah ayaa habeenkii Khamiista lagu billaabay hoygaasi, waxaana ay ku seexdeen sariiraha safarrada loo qaato.

Madaxa fulinta ee Crystal Palace, Phil Alexander, ayaa sheegay inay doonayaan in kooxda ay wax u tarto bulshada deegaanka.

CRYSTAL PALACE Darbi jiif

Sanadkii la soo dhaafay ayaa naadigaasi waxaa loo ogolaaday inuu kordhiyo tirada kuraasta garoonka Selhurst Park oo hadda ah 25,456, taasoo laga dhigi doono in ka badan 34,000.

Kooxda Palace ayaa maanta kulan xiiso leh la ciyaaari doonta Liverpool oo hadda hogaanka u haysa horyaalka xilli ciyaareedkan.

 

Source: BBC

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews