Dhageyso”Idaacada BBC-da Oo Wareysi Adag Ka Qaadey Wariye Cali Seenyo , Waxna Ka Weydiisay Sababtii Somaliland Looga Hor Istaagey
January 21, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Laanta afka Somaliga ee Idaacada BBC-da ayaa wareysi Kulul ka qaadey Wariye Cali Seenyo isla markaana su,aaalo ka weydiisay sababaha looga hor istaagey inuu Somaliland ka soo galo dhinacada Xuduuda dalka Jabuuti