Daawo Muuqalka”7 Xildhibaan Oo Saaka Laga Hor Istaagey Inay Gudaha U Galaan Baarlamaanka Somaliland Iyo Sababta
January 21, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)- fadhigii saaka ee golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa loo diiday inay galaan 7 xildhibaan oo ka mid ahaa gudidii golahaasi u saarey ka soo talo bixinta muddo kordhinta ay maanta sameyeen