Daawo Muuqalka”Shacabka Reer Hargeysa Oo Si La Yaableh Uga Hadlay Muddo Kordhintii Guurtidu U Samaysay Wakiiladda.
January 22, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shacabka Reer Hargeysa Ayaa Si La Yaableh Uga Hadlay Muddo Kordhintii Guurtidu U Samaysay Wakiiladda, waxaanay si weyn uga hor yimaadeen Muddo kordhintaasi loo sameeyey Golaha Wakiiladda Somaliland maanta.