Daawo Muuqalka”Ganacsade Reer Somaliland Ah Oo Lagu Afduubay Puntland Iyo Oday Dhaqameed Ka Hadlay.
January 22, 2019 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Ganacsato reer Somaliland ah ayaa lagu afduubay maamulka Waqooyi Bari Somaliya ee Puntland , waxaana afduubkaasi ka hadlay oday dhaqameed kazoo jeeda Somaliland .