berberatoday.com
“Go’aanka Muddo Kordhinta In Mid Kale Ka Dambeeyana Maaha Waxaan La fili Karin,Waana Sida Ay Wakiiladu Wadaan”Cali Guray. X
January 22, 2019 - Written by admin

XEERKII HORE TUUR KU DAMBENA DIID !!

Anigu maalinta xeerka lagu dooranayo wakiiladu uu gacanta Komishanka galo ayuun baan rumaysanayaa in diyaar loo yahay doorasho. Go’aanka muddo kordhinta in mid kale ka dambeeyana maaha waxaan la fili karin waana sida ay wakiiladu wadaan. Cidda keliya ee aan isleeyahay gaashaanka ayay ku dhufan kartaana waa madaxwaynaha oo u gudbiya maxkamadda sare oo xal lagaga hor qaado carqaladda xildhibaanada wakiiladu ay doorashada u dhigeen u gudbiya shacbiga Somaliland oo dhamina ay ku taageerayaan. hadii kale waxaynu ka fili karaan waa XEERKII HORE TUUR KU DAMBENA DIID taasina waa hubaal oo waa muddo kordhin kale.

QALINKII; Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray)

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews