“Madaxwayne Kala Dir Golaha Guurtida Xaraan Bay Meesha Ku Joogaan …” Eng Maxamed Xaashi
January 22, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Eng Maxamed Xaashi wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada Somaliland ayaa waxaa uu madaxweynaha Somaliland ugu baaqay in uu si deg deg ah u kala diro mudanayaasha golaha guurtida oo uu sheegay inay kuraasta nidaam sharci daro ah ku fadhiyaan