Madaxweyne Ku Xigeen Dalka Afrikana Oo Goor Dhaweyd Geeryooday ,Waa Kuma?..
January 22, 2019 - Written by admin
Johannesburg(Berberatoday.com)-waxa goor dhoweyd dalka Koonfur Afrika ku geeryooday madaxweyne ku xigeenkii dalka Zambia Luanda Mwabi .
Waxaana warkaasi xaqiijiyey Madaxweynaha dalka Zambia oo boggiisa Twitter-ka ku qoray in madaxweyne ku xigeenkii hore eedalkaasi uu ku geeryooday wadanka Koonfur Afrika , halkaas oo lagu daweynaayey muddooyinkii ugu dambeeyey, waxaanu xaalad caafimaad u yaaley cisbitaal ku yaala dalka Koonfur Afrika muddooyinkii ugu dambeeyey.
Madaxweyne ku xigeenkan geeryooday ayaa xilka madaxweyne ku xigeen la wareegay sannadkii 2004-tii , isaga oo xilkaasi ka degay sannadkii 2006-dii.