Ciraaq: Haweenay Dhakhtar Ka Xaday Ilma Yar Oo Dhashay Saacado Yar Ka Hor Iyo Sababta Ku Kaliftay
January 22, 2019 - Written by admin
Iraq(Berberatoday.com)-Waa Arrin aad u yar oo dhacda mararka qaarkood, haddaba in Ilma yar oo dhashay lagala baxsado amase laga xado dhakhtarkii uu ku dhashay waxay naxdin ku tahay aabaha iyo hooyada ilmahaasi uu qoyskooda ku soo biiray.
Dhakhtar ku yaalla Magaalada Kut ee Dalka Ciraaq ayaa waxa lagala baxsaday Ilma Yar oo la xaday saacada uun kadib markii uu dhashay, ilmahan ayaa waxa xaday haweenay waxaana isla markii ba laga ogaaday Kamaradaha ilaalada ee ku xidhan dhakhtarkaasi oo magaciisa la yidhaahdo Al-Sahraa.