Saddexda Magaalo Ee Ugu Horreeyay Dhinaca Dalxiiska Sanadkii Tegay Ee 2018 !
January 22, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xaaladda Dhaqaale Ee Caalamka ayaa ah mid laga cabsi qabo inay hoos u sii dhacdo, balse arrintaasi wax saamayn ah kumay yeelanin dhinaca Dalxiiska.
Siday baahisay shirkada Euro Moniter International ee samaysa baadhtinaada kala duwan ayaa sheegtay in sanadkii la soo dhaafay ee 2018kii 1.4 Bilyan oo Rixladood ayaa u kala goosheen guud ahaan Dalalka Caalamka.