berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Axmed Muumin Seed Shalay Iyo Maanta , Arinta Saami Qeybsiga Gobalka Awdal Midkuu Saxan Yahay ?
January 22, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Axmed Muumin Seed ayaa markii uu ahaa gudoomiye ku xigeenka xibsiga Waddani  ayaa waxaa uu arinta Saami qeybiga kuraasta golaha wakiilada ee gobalka Awdal ku eedeyey inay diidan tahay xukuumada Kulmiye isla markaana xisbiga  Waddani iyo Gudoomiye Ciro diyaar u yahay .

 

Maanta Axmed Muumin Seed markii uu noqdey Wasiir ka tirsan xukuumada Kulmiye waxaa uu arinta saami qeybsiga ku eedeynaaya Gudoomiye  Ciro iyo Xisbiga Waddani ee uu shalay lahaa diyaar buu u yahay , waxaana ay Bulshadu isweydiineysaa labada jeer ee uu kala sheegay hadaladan kala fog ee isku lidiga ah ka uu saxan yahay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

https://youtu.be/wsSvY2LVZAE?t=81

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews