Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Oo Baarlamaanka Hor Tagay , Codsi-na Weydiistey
January 23, 2019 - Written by admin
Garoowe(Berberatoday.com)-Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Md Siciid Cabdilaahi Deni ayaa waxaa uu maanta hor tagay baarlamaanka Maamulkaasi isla markaana waxaa uu weydiistey in ay u kordhiyaan mudada uu ku soo magacaabayo golihiisa wasiirada