“Kulmiye Iyo UCID Macquul Maaha Inay Dorasho Kaligood Galaan…” Siyaasi Cabdillahi Geel Jire”Daawo Muuqal
January 24, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Geel Jire ayaa waxaa uu sheegay in aaney aheyn arin macquul ah in ay doorashada soo socota kaligood galaan xisbiyada UCID iyo Kulmiye isla markaana xisbiga Waddani daawade ka ahaado oo aanu galin
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan