berberatoday.com
Ururka Daacish Oo Soo Bandhigtay Magacyada Iyo Qabiilada Dagaalyahano Kaga Dhintay Soomaaliya+Daawo Sawirada
January 24, 2019 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Kooxda Daacish ayaa soo bandhigtay sawirada shaqsiyaad Soomaali ah oo kaga dhintay dagaalada ay ka wadaan dalka Soomaaliya, kuwaasi oo kasoo muuqday muuqaalo ay baahiyeen Daacish.

 

Wargeyska Long Street Journal ayaa sidoo kale baahiyay magacyada iyo qabiilada dadka Soomaaliyeed ee ku dhintay dagaalka Daacish, waxaana badankood ay ku dhinteen dagaalka ay la galeen Al shabaab.

Dadka magacyadooda iyo qabiiladooda lasoo bandhiyay ayaa kala ah Soomaali Canadian, kuwo kasoo jeeda Jabuuti iyo ruux kasoo jeeda deegaanka Soomaalida Ethiopia, sida lagu sheegay warbixinta.

Dadka badan ee lasoo bandhigay magacyadooda ayaa qabiil ahaan kasoo jeeda Soomaaliya, halka kuwa kalana ay kasoo jeedaan dalalka deriska la  ah Soomaaliya.

Dadka qabiiladooda lasoo bandhigay ayaa u dhashay beelaha kala ah Majeerteen, Leelkase, Sheeqaal Abgaal, Mareexaan, Raxanweyn, Gaaljecel, Xawaadle iyo Maxamuud Saleebaan.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews