berberatoday.com
France: Xafaayadaha Carruurta yar yar oo laga helay Maadooyin Sun ah
January 25, 2019 - Written by Berbera Today

Paris(Berberatoday.com0-Baadhitaan ay samaysay Ha’ayada faya-dhawrka caafimaadka cuntooyinka  iyo Deegaanka ee Dalka Faransiiska oo  magaceeda loo soo gaabiyo “ANAS”, ayaa lagu ogaaday in xafaayaha carruurta ee lagu isticmaalo gudaha Dalkaasi laga helay maadooyin sun ah.

Waxa kale oo ay ha’adaasi cadaysay in ay deraasaddo kala duwan ku sameeyaan xafaayadahaasi isla markaana la xaqiikiyay in ay ku jiraan maadooyin kiimiko ah oo halis galinaya caafimadka carruurta loo xidho xafaayadahaasi .

Maadooyinka kiimakada ah waxa ay ha’addaasi ku tilmaantay in ay yihiin kuwa loo adeegsado waxyaabaha la isku qurxiyo iyo sidoo kale cadarrada qaarkood, waxa aanay sheegtay in dhamaan maadooyinkaasi ay yihiin kuwa halis ah. Waxa ay Amar ku siisay shirkadaha sameeya xafaayadahaasi iyo sidoo kale ganacsatada in ay si degdeg u xaqiijiyaan in maaddadaasi laga daayay xafaayadaha.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews