berberatoday.com
Madaxweynaha Dawlada Xamar Farmaajo Oo Garowe Socdaal Uu Kaga Qeyb Galayo Caleema Saarka Madaxweynaha Putland Kuyimi
January 26, 2019 - Written by Berbera Today

Madaxweynaha Dawlada Xamar Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wefdigi uu hogaaminayay oo saaka kasoo amba baxay magaalada Muqdisho ayaa goordhawayd gaadhay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Garoonka diyaaradaha ee Garoowe waxaa kusoo dhaweeyay madaxweynaha Puntland, kuxigeenkiisa ,gudoonka Baarlamaanka ,wasiiro iyo dadweyne tiro badan.

Madaxweynaha ayaa haatan loo galbiyay hoolka VIP-da ee garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe halkaas oo la filayo in ay saxaafad kula hadlaan isaga iyo madaxweynaha Puntland.

Safarka Madaxweyne Farmaajo ayaa ku qotoma ka qeybgalka xaflada caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Puntland Dr,Siciid Cabdulaahi Deni waxaana la filayaa in sacaada soo socota ay bilaabato xafladaasi.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews