”Maayirka Belaayo Uu Isu-dhiibaa Ma Hayso Waa Maayirkii Caasimadda Isaga Iyo wefti Uu Hogaaminayo Ayaa Addis Ababa Jooga”Mayir Kuxigeenku Hargeysa”Daawo Muuqal
January 26, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayir ku-xigeenka caasimadda Hargeysa Cabdicasiis Cago-weyne, ayaa beeniyay in maayirka Hargeysa u baxsaday waddanka Sweden.
” Waxa aan halkan ka caddaynayaa in arrinkaasi been yahay oo aanay waxba ka jirin, maayirkana Belaayo uu isu-dhiibaa ma hayso waa maayirkii caasimadda, isaga iyo wefti uu wataa waxa ay tageen addis Ababa maanta ayuunna imanayaa” Cago-weyne.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan