Xafiiska Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo War Ka Soo Saaray Kulan Dr. Abiy La Yeeshay Mustafe Cagjar Iyo Axmed Shide+Daawo Sawirada
January 26, 2019 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Xafiiska raysal wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa war ka soo saaray kulan uu raysal wasaaruhu la yeeshay madaxweynaha deegaanka soomaalida Mustafe Cagjar iyo gudoomiyaha xisbiga deegaanka soomaalida Axmed Shide.
Warka ka soo baxay xafiiska raysal wasaare Abiy Ahmed ayaa lagu sheegay in muhiimada kulanka lagaga hadlay horu marka iyo amaanka deegaanka soomaalida.
