Daawo Muuqalka”Fanaanka Faarax Murtiile Oo Somaliland Yuhuud Ku Tilmaamay Muxubo Somali Weynimo Ah Garowe Kaga Tiraabay
January 27, 2019 - Written by Berbera Today
Garowe(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka”Fanaanka Faarax Murtiile Oo Somaliland Yuhuud Ku Tilmaamay Muxubo Somali Weynimo Ah Garowe Kaga Tiraabay
M/weyne taw dheh
Tag Hargaysa oo duul
Gabay dhiigga taabtiyo
Maansooyin tiriyoo
Dadka waxa tiraahdaa:
Tolla’ay reer Hargaysow
Burca iyo Togdheerey
Calankii aad taagteen
Tacabkii ha luminina
Aniguna ma tagayee
Ama tiirka igu xira
Ama taajka ii sura”