“Hadii Golayaasha Deegaanka Laga Soo Cawdo, Oo Shaqadii Loo Igmaday Ay Kasoo Bixi Waayaan Xaqbuu Uleeyahay Madaxwaynuhu In Uu Kala Diro“Xildhibaan Sangub”Daawo Muuqal
January 27, 2019 - Written by Berbera Today
Gabiley(Berberatoday.com)-Xildhibaan sangub oo kamida golaha deegaanka degmada gabiley ayaa ka hadlay wararka sheegaya in madaxwaynaha somaliland kala dirayo golayaasha deegaanka
Sidoo kale xildhibaan ayaa sheegay arinta kaliya ee madaxwaynuhu ku kala diri karo golaayaasha deegaanka